Ogaden

Home History News Center RX Studio RX Forum Interviews Somali Links Newsgroup Articles

Contact Us

 >>Audio Clip Available Radio Xoriyo    |   BBC Somali >> Audio Clip Available   11:00 GMT    Audio Clip Available 1:00 GMT     Audio Clip Available 18:00 GMT  | 
Main Page
History
RX News
RX Studio
RX Forum
Interviews
Qur'an
Wareysiyo BBC
Xidhxidh rayid
WareysiM.Omar
Wareysi Hanad
Dr.Dolaal
Af hayeenka
W/galbeed
Muuqaal
Wafti ONLF
Wafti ONLF 2aad
Tartan Dh/buur
Gabay Calanka
Rooda Afjano
Mid. Qudbad
Gawric Sangub
Heestii Calanka
Idil & Nimco
Heestii Calanka
Dhaanto & Heeso
Dhoodaan
Dhooda Gabay
Dhanto Guuxa
Dalkaygow
Heeso 1977
Heeso Wadani
Jeero Xabashida
Caafimad
Waaberi dhalinyaro
Nimco & Idil
Heesta Calanka
Hibo Nuura
Xirsi & Mahad
Hodan Cabdulahi
Aragtida Halgamaaga
Laba wajiilel
lama gumaysankaro
Goroyoy G.kuudhac
Kororso Aqontada

Wiil Somali ah oo caawa fiidkii lagu diley wadanka Koonfur Afrika


Aug 25, 2006 War naga soo gaadhay wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in galabta oo Jimco ah nin Soomaali ah lagu dilay meesha lagu magacaabo Motherwell oo u dhow Magaalada Port Elizabeth.

Wiilkan oo magaciisa naloogu sheegay Ismaaciil Cilmi Basaay ayay tuug Koonfur Afrikaan ahi toogasho ku dishay, kadib markay dukaankiisa ku soo weerereen.

Dalka Koonfur Afrika oo ka mid ah wadamada ay Soomalidu u qaxdey, ayaa waxaa aad loogu dilaa dadka Soomaalida ah, iyadoo bilihii la soo dhafey ay xad dhaaf noqotey dilalka loo geysto dadka Soomaalida ah.


Ogaden Online News

Warar kale
Sideed General oo ka mid ah Ciidamada Itoobiya oo la la'yahay
Wiil Somali ah oo caawa fiidkii lagu diley wadanka Koonfur Afrika
Dagaalo ka dhacey deegaano badan oo ka mid ah Ogadeniya
More News
Somalia's main port re-opened
East Africa: Islamists in Somalia Spell Doom for All
Somalia: Children Succumb to Diseases And Malnutrition

Somalia: Fresh Clash Erupts in Baidoa

 

News Center   |  Forum |  RX Studio  |  Somali Links  |  Contact Us|

Copyright © 2006 Radioxoriyo.com All Rights Reserved. This site is created by Radio Xoriyo. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.