Ogaden

Home History News Center RX Studio RX Forum Interviews Somali Links Newsgroup Articles

Contact Us

 >>Audio Clip Available Radio Xoriyo    |   BBC Somali >> Audio Clip Available   11:00 GMT    Audio Clip Available 1:00 GMT     Audio Clip Available 18:00 GMT  | 
Main Page
History
RX News
RX Studio
RX Forum
Interviews
Qur'an
Wareysiyo BBC
Xidhxidh rayid
WareysiM.Omar
Wareysi Hanad
Dr.Dolaal
Af hayeenka
W/galbeed
Muuqaal
Wafti ONLF
Wafti ONLF 2aad
Tartan Dh/buur
Gabay Calanka
Rooda Afjano
Mid. Qudbad
Gawric Sangub
Heestii Calanka
Idil & Nimco
Heestii Calanka
Dhaanto & Heeso
Dhoodaan
Dhooda Gabay
Dhanto Guuxa
Dalkaygow
Heeso 1977
Heeso Wadani
Jeero Xabashida
Caafimad
Waaberi dhalinyaro
Nimco & Idil
Heesta Calanka
Hibo Nuura
Xirsi & Mahad
Hodan Cabdulahi
Aragtida Halgamaaga
Laba wajiilel
lama gumaysankaro
Goroyoy G.kuudhac
Kororso Aqontada

JABHADA WADNIGA XORAYNTA OGAADEENYA

Xafiiska unugta J.W.X.O ee muqdisho

Xuska sanadguurada 22 ee J.W.X.O

 

 

 15/8/2006

 

halgamayaal iyo saaxiibayaal sida aan lawada socono waxay umad waliba leedahay maalmo ay xusaan kuna soo bandhigaan afkaartooda iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen 15- august waa maalintii la aas aasay jabhada wadaniga xoraynta ogaadeenya waana maalinta ay jabhadu soo bandhigto marxaladihii kala duwanaa ee uu halganaka shacabka ogaadeenya soomaray

 

hadaba manta oo ay taariikhdu tahay 15/8/2006 waxaan si wayn u xusnay sanadguuradii 22 aad ee jabhada wadaniga xoraynta ogaadeenya munaasabadaas balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen dad wayna aad utiro badan oo ilaa 700 oo ruux gaadhaya

munaasabadan waxaa kasoo qayb galay bulshada reer ogaadeenya ee kunool muqdisho sida .

1 Golaha aqoonyahanka soomaalida ogaadeenya

2 culima awdiinka reer ogaadeenya

3 dhalinyarada reer ogaadeenya ee muqdisho ku sugan

4 siyaasiyiin badan oo ka socotay bulshada soomaaleyeed ee walaalaheen ah

5 siyaasiyiin reer ogaadeenya ah

6  masuuliyiin jabhadeed

 7 ugaasyo ,salaadiin, garaado, iyo wax garadkale oo badan

8 sidoo kale waxaa kasoo qaybgalay dhamaan saxaafada muqdiisho

munaasabadan oo aad loo soo gagaasimay ayaa socotay mudo 5 saacadood ah munaasabadan oo laga jeediyay khudbado aad dad waynihii u qiiro galiyay ayaa waxaa kamid ahaa khudbad dheer oo uu jeediyay garaad c/ shinbir oo ah siyaasi wayn oo ruug cadaa ah sidoo kale waxaa  khudbad dheer oo meelo badan taabanaysa oo shucuurtii dadwaynaha aad u kicisay halkaa kajeediyay N/hure macalin xasan sh cali iyo wakiilka jabhada O.N.L.F ee soomaaliya cilmi muxumed ,waxaa kale oo munaasabadan lagu soo bandhigay Riwaayad cajiib ah oo lamagacbaxday NABAD DIIDAYE NUUG BALAAYADA  riwaayadan oo ay soo diyaariyeen Abwaan  maxamuud c/raxmaan (kaadheeri)  iyo fanaaniin kale oo kamid ah fanaaniintii waabari ee soomaaliya sidoo kale waxaa riwaayadaa kaalin libaax kaqaatay dhalin yaro badan oo ka tirsan unugta j.w.x.o ee muqdisho dhalintan oo intii muda ahba  loo carbin hayay Riwaayadan

 

halgamayaal iyo saaxiibayaal waxaa kale oo aan idinka codsanaynaa qoladiina warbaahinta inaad sawirada iyo warbixintaba bulshada usoo bandhigtaan waad mahadsantiin

 

 

Midnimo Minted Iskutashi Guul

Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

 

 

C/raxmaan max.ed haajir

Radio Xoriyo

Opinion

Odayada dalkoodoo labixin diidnay odhan waayay Abdirahman ahmedwali New
BBC Soomali ma ogadeniyey gumeysataa?Soran 
Dadka Soomaalida Ogaadeeniya ee ku Nool Dibaddu ma ka soo Baxaan Kaalin Halgameedkii Xamiid Cali Aar
WAA MAXAY ISTARAATIJIYADDA DHABTA AH EE AY ETHIOPIA KA LEEDAHAY OGADENIA duufaan Xasan Nuur
ODAYADA IYO WEJIGA LABAAD EE QORSHE SIR AH Hereri Haji
ABAARAHA KATAAGAN GEESKA AFRICA IYO WAX YAABAHA KEENAY Eng. Badal Ahmed Hassan  PDF
Is the ONLF tolerating intolerance? Response to Ayuub Mohamed’s The ONLF-has it failed the Somalis? By Sadiq A. Abdirahman PDF
10 toban siyood oy wadaagaan shirarka jaaliyadaha Ogaadenya iyo 2 aan rajaynayo inay soo kor dhaan Hubiye Maxamed
Ogaadeenya oo Tubtii Xoriyadda Cagta saartay. Maax Ibrahim
Meeting of US Congress Members, State Department Officials and High Ranking ONLF officials Halkan kadaawo Sawiradii
Sat. ERI.TV GUEST focuses on ethnic cleansing in Ethiopia. ONLF, OLF, SLF and Anywaa part

News Center   |  Forum |  RX Studio  |  Somali Links  |  Contact Us|

Copyright © 2006 Radioxoriyo.com All Rights Reserved. This site is created by Radio Xoriyo. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.