Ogaden

Home History News Center RX Studio RX Forum Interviews Somali Links Newsgroup Articles

Contact Us

 >>Audio Clip Available Radio Xoriyo    |   BBC Somali >> Audio Clip Available   11:00 GMT    Audio Clip Available 1:00 GMT     Audio Clip Available 18:00 GMT  | 
Main Page
History
RX News
RX Studio
RX Forum
Interviews
Qur'an
Wareysiyo BBC
Xidhxidh rayid
WareysiM.Omar
Wareysi Hanad
Dr.Dolaal
Af hayeenka
W/galbeed
Muuqaal
Wafti ONLF
Wafti ONLF 2aad
Tartan Dh/buur
Gabay Calanka
Rooda Afjano
Mid. Qudbad
Gawric Sangub
Heestii Calanka
Idil & Nimco
Heestii Calanka
Dhaanto & Heeso
Dhoodaan
Dhooda Gabay
Dhanto Guuxa
Dalkaygow
Heeso 1977
Heeso Wadani
Jeero Xabashida
Caafimad
Waaberi dhalinyaro
Nimco & Idil
Heesta Calanka
Hibo Nuura
Xirsi & Mahad
Hodan Cabdulahi
Aragtida Halgamaaga
Laba wajiilel
lama gumaysankaro
Goroyoy G.kuudhac
Kororso Aqontada

Hawlgal ay Ciidamada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya ay ka fuliyeen magaalada shaygoosh.

Wararka naga soo gaadhaya gobolka qoraxay gaar ahaan magaalada shaygoosh ayaa waxay sheegayaan in habeenkii xalay ahaa magaalada shaygoosh ay cwxo ay goobtaas kafuliyeen hawlgal aad u balaadhan hawlgalkan oo lala beegsaday xerada ciidanka gumaystaha itoobiya ayaa waxay wararku intaas ku darayaan in halkaas cadawga loogu gaystay khasaare aad iyo aad u laxaadleh waxayna dadka shacabka magaalada shaygoosh kaaga marag kacayaan dhibaatada soo gaadhay xerada ciidanka oo ilaa iyo saaka niskii hore uu dab kaholcayey.

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo xabsiga dhigtay laba nin oo joogay magaalada Qabridahar.

Warar aan kahelnay magalada qabridahar ayaa waxay sheegayaan in 29kii bishan aug. ay Ciidamada Gumaysiga Itoobiya(CGI) kuxidheen magaalada qabridahar nin lagu magacaabo XASAN AARDOON IYO NINKALE OO LAGU MAGACAABO CABDI SAHAL.

Isla bishan 29 kii Aug. magaalada qabridahar waxaa ka goosatay Ciidamada Gumeysiga Itoobiya (CGI) koox ciidan ah oo kuhubaysan dhamaanaba noocyada saanadaha militariga, ciidankan oo ay tiradoodu dhan tahay 28 askari ayaa ilaa iyo hadda aan lahaynin meesha ay ku sugan yihiin.

Ciidamada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya oo Jab weyn u geeystay midaka Ciidanka Itoobiya.

Ciidamada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya (CWXO)ayaa gacan kulul ku dhuftay Ciidamada Gumeysiga Itoobiya bisha Aug 24, 2006 meel aad ugu muuqata tuulada DALAAD kadibna isla maalintii ku xigtay ee bishan aug. 25, 2006 waxaa dib iska soo abaabulay CGI oo horey loo jabiyay isla markiiba waxaa ka war helay CWXO waxayna ugu diyaar garoobeen meesha lagu magacaabo SAGALLO oo u dhaxaysa KABTINAAG IYO DALAAD waxaana halkaas cwxo uu kan gumaystada itoobiya kaga gubay baabuur dhan saddex oo ah nooca loo yaqaano uuraalka.

 

Radio Xoriyo

Farmashigii Cabdullaahi Xaaji Xuseen ee Qabridahare oo ciidanka gumaysigu boobeen iyo Xassan Aardoon oo la xidhay.
Guryihii iyo baabuurtii Cali Kunaay oo ciidanka gumaysiga ee Jigjiga la wareegeen.
 

News Center   |  Forum |  RX Studio  |  Somali Links  |  Contact Us|

Copyright © 2006 Radioxoriyo.com All Rights Reserved. This site is created by Radio Xoriyo. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.