Ogaden

Home History News Center RX Studio RX Forum Interviews Somali Links Newsgroup Articles

Contact Us

 >>Audio Clip Available Radio Xoriyo    |   BBC Somali >> Audio Clip Available   11:00 GMT    Audio Clip Available 1:00 GMT     Audio Clip Available 18:00 GMT  | 
Main Page
History
RX News
RX Studio
RX Forum
Interviews
Qur'an
Wareysiyo BBC
Xidhxidh rayid
WareysiM.Omar
Wareysi Hanad
Dr.Dolaal
Af hayeenka
W/galbeed
Muuqaal
Wafti ONLF
Wafti ONLF 2aad
Tartan Dh/buur
Gabay Calanka
Rooda Afjano
Mid. Qudbad
Gawric Sangub
Heestii Calanka
Idil & Nimco
Heestii Calanka
Dhaanto & Heeso
Dhoodaan
Dhooda Gabay
Dhanto Guuxa
Dalkaygow
Heeso 1977
Heeso Wadani
Jeero Xabashida
Caafimad
Waaberi dhalinyaro
Nimco & Idil
Heesta Calanka
Hibo Nuura
Xirsi & Mahad
Hodan Cabdulahi
Aragtida Halgamaaga
Laba wajiilel
lama gumaysankaro
Goroyoy G.kuudhac
Kororso Aqontada
Dagaalo ka dhacey deegaano badan oo ka mid ah Ogadeniya

Aug 25, 2006 Wararka aan ka helayno Magaalada Qabridahar ayaa waxay shegayaan in tuulada Dalaad oo katirsan degmada Qabridahar uu dagaal culus ku dhexmaray CWXO iyo kan Gumaystaha Itoobiya, hadaba dagaalkan oo aanaan ilaa
iyo hada haynin faahfaahintiisa ayaa waxaa warar horgale ah oo aan ka helay dhinaca Ciidanka Gumaysiga dad u dhuun duleela ay sheegayaan in CGI halkaas gacan kulul ay kala kulmeen kuwan JWXO.

Sidoo kale wararka aan ka helayno isla Mgaalada Qabridahar ayaa waxay sheegayaan in Baabuurtii shacabka ee halkaas ku xanibnaa ay hada qayb kamid ah siidaayeen CGI, kadib markii ay lacag laaluush ah ku furteen dadkii lahaa Baaburtaasi, lacagtaas oo ay siiyeen CGI.

Warku wuxuu intaas ku darayaa oo kale in la siidaayey qayb kamid ah dadkii shacabka ahaa ee halkaas ku xidhnaa oo shurudo lagu xidhey siideyntooda.

Wararka iyaguna naga soo gaadhaya Tuulooyinka Haarcaday, Wayla laguxidh iyo Qoriile ayaa sheegaya in dagaalo ba'ani goobahaas ka dhaceen, dagaaladaas oo u dhaxeeya Xoogaga Ciidamada Xoreynta Ogadeniya (CXO) iyo kuwa Gumeysiga Itoobiya.

Wararka aan ka helayno Tuulada Haarcadey oo u dhaxaysa Garigo'an iyo Shaygoosh ayaa waxay sheegayaan in ay halkaas dagaal ku qaadeen CXO kuwa Gumeysga Itoobiya oo goobtaas joogay. Wararku waxay intaas ku darayaan in dagaalkaas aad loogu waxyeeleeyey CGI. Dagaalkan oo dhacay August 17, 2006.

Dhinaca kale wararka aan ka helayno Tuulada Wayla laguxidh oo katirsan degmada Awaare ayaa waxay sheegayaan in Tuladaas bishan August 18, 2006 ay kafuliyeen CWXO halgal.

Hawlgalkan oo ku dhamaaday sidii loogu talo galay ayaa waxaa lagu fuliyey Dabaqoodhi ama tadaaqii halkaas in mud ah dadka shacabka ah ee Tuuladaas ku dhibayey.

Wararka ka imanaya Tuulada Qoriile oo katirsan degmada Danood ee Gobolka Doollo ayaa
waxay sheegayaan in bishan August 19, 2006 ay CWXO halkaas hawlgal balaadhan kafuliyeen, halgalkaas oo ku dhamaaday guul ayaa markii danbe waxaa gorada is daray CGI iyo kuwa CXO, halkaas oo dhirbaaxo kulul loogu geystay kuwa Gumeysiga Itoobiya.
 

Warar kale
Harar, Ethiopia, Aug 26, 2006. Jaamacada ALAMAYA oo uu ka dhacay kacdoon aad u kulul.
Sideed General oo ka mid ah Ciidamada Itoobiya oo la la'yahay
Wiil Somali ah oo caawa fiidkii lagu diley wadanka Koonfur Afrika
Dagaalo ka dhacey deegaano badan oo ka mid ah Ogadeniya 
More News
Somalia's main port re-opened
East Africa: Islamists in Somalia Spell Doom for All
Somalia: Children Succumb to Diseases And Malnutrition

Somalia: Fresh Clash Erupts in Baidoa

 

News Center   |  Forum |  RX Studio  |  Somali Links  |  Contact Us|

Copyright © 2006 Radioxoriyo.com All Rights Reserved. This site is created by Radio Xoriyo. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.