Ogaden

Home History News Center RX Studio RX Forum Interviews Somali Links Newsgroup Articles

Contact Us

 >>Audio Clip Available Radio Xoriyo    |   BBC Somali >> Audio Clip Available   11:00 GMT    Audio Clip Available 1:00 GMT     Audio Clip Available 18:00 GMT  | 
Main Page
History
RX News
RX Studio
RX Forum
Interviews
Qur'an
Wareysiyo BBC
Xidhxidh rayid
WareysiM.Omar
Wareysi Hanad
Dr.Dolaal
Af hayeenka
W/galbeed
Muuqaal
Wafti ONLF
Wafti ONLF 2aad
Tartan Dh/buur
Gabay Calanka
Rooda Afjano
Mid. Qudbad
Gawric Sangub
Heestii Calanka
Idil & Nimco
Heestii Calanka
Dhaanto & Heeso
Dhoodaan
Dhooda Gabay
Dhanto Guuxa
Dalkaygow
Heeso 1977
Heeso Wadani
Jeero Xabashida
Caafimad
Waaberi dhalinyaro
Nimco & Idil
Heesta Calanka
Hibo Nuura
Xirsi & Mahad
Hodan Cabdulahi
Aragtida Halgamaaga
Laba wajiilel
lama gumaysankaro
Goroyoy G.kuudhac
Kororso Aqontada
Harar, Ethiopia, Aug 26, 2006. Jaamacada ALAMAYA oo uu ka dhacay kacdoon aad u kulul.

Kacdoon aad u balaadhan ayaa ka dhacay Jaamacada ALAMAYA taariikhdu markay ahayd Aug 25, 2006. Kacdoonka wuxuu u dhaxeeyey ardayda qoomiyada tigree iyo kuwa Oramia, waxaana ku dhintay inta hada la ogyahay ugu yaraan 4 ruux waxaana ku dhaawacmay dad gaadhaya 113 ruux.

Jaamacada ALAMAYA waxay ku taalaa meel u jirta magaalada Harar 14km oo kaga aadan dhinaca waqooyiga. Kacadoonkan ayaa u muuqda mid ku wajahan xaalada siyaasadeed ay ku sugan tahay dawlada Ethiopia,kaasi oo ay dhamaanba ardayda Jaamacada Ethiopia aysan u dhiganin si niyad  ah waxbarashada iyadoo marba marka ka sii dambaysa ka soo xumaanayso xaaladu.

Ma jiraan ilaa hada wax xal ah oo oo arintaas jaamacada laga gaadhay sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah ardayda jaamacada dhigata ayaa sheegaya in ay aad u hoosayso rajada laga qabo deganaanshaha laga filaayo jaamacada iyada oo ay haatan ku sugan yihiin ciidamo aad u tiro badan oo itoobiyaan ah.

Radio Xoriyo

 

Warar kale
Sideed General oo ka mid ah Ciidamada Itoobiya oo la la'yahay
Wiil Somali ah oo caawa fiidkii lagu diley wadanka Koonfur Afrika
Dagaalo ka dhacey deegaano badan oo ka mid ah Ogadeniya
More News
Somalia's main port re-opened
Somalia: Children Succumb to Diseases And Malnutrition

Somalia: Fresh Clash Erupts in Baidoa

 

News Center   |  Forum |  RX Studio  |  Somali Links  |  Contact Us|

Copyright © 2006 Radioxoriyo.com All Rights Reserved. This site is created by Radio Xoriyo. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.